Toronto: Ciyaaraha toddobaadka Soomaalida oo gabagabo maraya

Qaar ka mid ah ciyaartooyda ka qeybgaleysa tartanka oo lulaya calamo uu ku jiro calanka Soomaaliya.

Cayaaraha kubadda cagta ee toddobaadka Soomaalida Toronto, oo ay ka qeyb galayaan kooxo ka socda Mareykanka, Yurub iyo magaalooyinka Canada ayaa maraya heer gabo-gabo ah.

Tartanka ayaa lagu wadaa in lasoo gabagbeeya 16-ka bishan, sida uu kusoo warramayo wariyaheenna Canada Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka ciyaaraha Soomaalida ee Toronto..m4a