Ganacsatada xaafada Islii  oo ka walaacsan dibadbaxyada mucaaradka Kenya

Islii

Islii

Ganacsatada Soomaalida ah ku ganacsada xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaridka dalkaasi ee Azimio ee uu hogaamiyo Raila Odinga.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan halkaasi nooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Isli.m4a