Wareysi: Maxaa ka jira in sannadkan la dayacay xujeyda Soomaaliya?

Saudi Arabia Hajj

Waxaa lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyay ee gudashada waajibaadka Xajka, iyada oo kumannaan Soomaali ah oo ka dhoofay gudaha waddanka ay sanadkan gudayanaya cibaadadaasi. Haddaba waa side xaaladda Xujeyda Soomaalida ah ee maanta dhagax-tuurka ku jira?

Jacfar Kukaay ayaa Khadka Taleefoonka ee Mina waxa uu kula xiriiray Weriye Xasan Cabdi (Xasan Yufle) oo kamid ah Soomaalida sanadkan xajineysa, waxana uu ugu horreyn weydiiyay xaalka iyo tirade guud ee Soomaalida sanadkan Xajka gudaneysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa ka jira in sannadkan la dayacay xujeyda Soomaaliya?