Nigeria oo ka digtay weeraro argagixiso oo dhaca maalinta ciidda

Hay’adaha ammaanka ee dalka Nigeria ayaa uga digay dadweynaha weeraro argagixiso oo ay suurtagal tahay in lagu qaado goobaha cibaadada munaasabadda ciidul Adhxa.

Hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in howlgallo ay sameeyeen toddobaadkan in ay ku soo qabqabteen walxaha qarxa, kuwaasi oo muujinayay inay jiraan qorshayaal la doonayo in weeraro lagu geysto ciidda ka hor.

Timothy Obiezu ayaa warbixintan ka soo diray Nigeria, Ibrahim Xassan Daandureey ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Nigeria oo ka digtay weeraro argagixiso