Wareysi: DDS oo walaac ka muujisay go'aankii Mareykanku uu Itoobiya uga joojiyay rashinka gargaarka ah

Dowladda deegaanka Soomaaliya ayaa sheegatay in go’aankii ay dowladda Mareykanku ku sheegtay inay ku joojineyso gargaarka raashiinka ah ee Itoobiya uu saameyn daran ku yeelan doono deegaankooda.

Wasiirka Xafiiska Maaraynta Khataraha Masiibooyinka DDS Axmed yaasiin sheikh oo VOA la hadlay ayaa sheegay in dad ka badan 2 milyan oo barakacayaal ah oo ku tiirsanaa gar gaarkan deeqda bini aadamtinimada ah ay xaaladdoodu hali geli karto.

Wasiirka ayaa u warramay wariyaheenna Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

DDS oo walaac ka muujisay go'aanka uu Mareyku ka qaatay Itoobiya.mp3