Mandheera: Dad ku dhintay miino ku qaraxday  gaari rakaab ah 

Mandera County, Kenya

Ugu yaraan saddex qof oo rakaab ah ayaa ku dhintay, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay miino ku qaraxday gaari rakaab ah oo ay safrayeen, kaas oo ka soo kicitimay deegaanka Madheera.

Miinadan ayaa la rumaysan yahay inay waddada ku aaseen maaleeshiyaadka al-Shabaab.

Weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan innoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ku dhintay miino ku qaraxday gaari rakaab ah.mp3