Canada: Dadaallo lagu kobcinayo waxbarashada ardayda Soomaalida ah

CA

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa wadda dadaallo lagu kobcinayo waxbarshada ardayda oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan, si ay u helaan tageero waxbarasho oo ka baxsan iskuulllada.

Madaxda gobolkaasi ayaa booqday mid kamid ah xarumaha ay maamulaan Soomaalida ee ka faa'ideysanaya barnaamijka dhaqaale ee dowladda ay ku hormarineyso waxbarashada. Wariyha VOAda Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadaallo lagu kobcinayo ardayda Soomaalida ee Canada .m4a