Finland oo cayrisay diblomaasiyiin Ruush ah

UKRAINE-CRISIS/FINLAND-BORDER

Dawladda Finland ayaa ka eryaysa dalkeeda sagaal dibloomaasi oo ka tirsan safaaradda Ruushka ee magaalada caasimadda ah ee Helsinki.

Diblomaasiyiintan ayaa lagu eedeeyay inay ka shaqeynayeen howlo sirdoon safaaradda dhexdeeda sida uu sheegay xafiiska madaxweynaha Finland.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Finland oo ceyrisay diblomaasiyiin Ruush ah.m4a