Falanqeyn: Wadahadallada dhinacyada ku dagaallamaya Sudan

Dalka Sudan ayaa waxaa wali ka socda dagaalkii u dhexeeyey hoggaanka ciidanka iyo kooxda gargaarka degdegga.

Haddaba xaggee ayey marayaan wadahaladdii Sacuudiga ka socday, waase sidee xaaladda bani’aadinimo ee dalkaas?

Su’aalahas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi sandhere uu weydiiyey Ibraahim Maxamed Maxamuud (Bakhbakhaani) oo arrimaha Carabta aqoon u leh, kuna sugan gobolka Minnesta.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadahadkkada SUdan.m4a