Barn. Martida: Xusul-duubka Soomaaliya ee Dalladda EAC

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Maxamed Aadan Koofi, taliyihii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, haddana ah la taliye ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha. Koofi ayaa dhowaan daraasad ka sameeyay faa’iidada iyo khasaaraha Soomaaliya ay ka heli karto haddii ay ku biirto Dalladda Bulshada Bariga Afrika. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka