Amuuraha Islaamka: Maxaa sababay in Imaaraadku ka baxo isbaheysiga amniga badda Bariga Dhexe

FILE - Prime Minister and Vice President of the United Arab Emirates and ruler of Dubai Sheikh Mohammed bin Rashid al-Maktoum attends the Gulf Cooperation Council's (GCC) Summit in Riyadh, Saudi Arabia, Dec. 9, 2018

Barnaamijka Amuuraha Isaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowladda Imaaraadka oo ka baxday ishabeyiga uu hoggaamiyo Mareykanka ee ammaanka badda Bariga Dhexe.

Waxaa soo diyaariyay soona jeediyay Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraaha Islaamka.m4a