Si uu u xaqiijiyo taageerada dadaalka ay Sweden ugu jirto inay ku biirto Isbaheysiga NATO, ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxa uu muujiyay inuu doonayo inuu ula macaaamilo madaxweynaha dib loo doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan siyaasad wax kala bedelasha ah.