Soomaali u ordaya, guddi sare oo maamula dugsiyada sare ee ku yaalla degmo muhiima oo ku taalla Virginia

Ahmed Hussain running Fairfax County Board Schools

Soomaalida ku nool degmada ballaadhan ee Fairfax ee ku taalla gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa doonaya inay cod ku yeeshaan, guddida sare ee maamula dugsiyada ku yaalla degmadaasi.

Degmada Fairfax ayaa ka mida degmooyinka ugu ballaadhan Maraykanka oo dhan. Axmed Mahdi Xuseen ayaa xaflad ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen dhinacyo kala duwani, wuxuu kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay, inuu xubin ka noqdo guddida sare ee maamulaysa dugsiyada degmadan, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA MAxamed Bashir Cabdiraxmaan

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali u ordaya maamulka dugsiyada Fairfax