Goleyaasha Wakiillada ee Deegaanada Kenya oo shaqa joojin sameeyay

Garissa

Goleyaasha wakiillada dowladaha hoose ee deegaannada Kenya ayaa maanta shaqqa joojin sameeyey, waxa ayna dalbanayaan in mushaarka loo kordhiyo, lana sameeyo miisaaniyad horumarineysa deegaannadooda.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqqa joojinta goleyaasha dowladaha hoose ee Kenya