Sharciyaynta Bajaajyada Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Benaadir ayaa fulinayo sharciyo uu ku kala xadeynayo bajaajyadaa Muqdisho, iyado loo sameeyay midabyo kale duwan, iyo maalmo kale duwan oo ay shaqeynayaan. Qorshahan ayuu maamulku ku doonayo inuu wax uga qabto saxmadda. Weriyaha VOA Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan noo soo diray.