Martida Makrafoonka: Doorashada Adag ee Turkiga

Turkey Elections

WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doorashada madaxtinimada ee Turkiga ee sida weyn ay dunidu indhaha ugu hayso. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Cabdinuur Daahir oo agaasime ka ah hay’adda la talinta ee Taloford, ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka