Wasiir Doodishe oo ka hadlaya iskaashiga xuduudaha ee Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia

Dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ayaa si wada jir ah magaalada Mandheera uga daahfuray mashruuca dhul xuduudeedka u dhexeeya saddexdaasi wadan.

Mashruucan ayaa loogu talagalay wanaajinta nolosha dadka ku nool deegaannada xudduudda iyo in lagu yareeyo colaadda, korna loogu qaado fursadaha dhaqaale.

Haddaba, Soomaaliya ayaa waxaa matalayay madax uu ka midyahay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe). Wariyaha VOA Intisaar Saalax ayaa Nairobi ku wareysatay, ugu horeyna waxa ay weydiisay ujeedka daahfurka mashruucan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Amniga Soomaaliya