Dadka reer Ukraine ayaa ku jira dagaal joogto ah, xittaa haddii aysan ahayn kuwa ka dagaalamaya furimaha dagaalka. Weerar rogaal celis ah oo si weyn loo filayo xilligga guga ayaa laga yaabaa in uu bilowdo waqti kasta.
Laakiin wasiirka difaaca ee Ukraine ayaa dhowaan ka digay in raja badan aan laga muujin weerarada uu dalkiisu qorsheynayo ee ka dhanka ah Ruushka.
Your browser doesn’t support HTML5
Ukraine oo qorshaynaysa weeraro cusub