Madaxweynaha Kenyan William Ruto ayaa talaadadii sheegay in Madaxda Gobolka aysan ogolaan doonin in Sudan ay noqoto meel uu milatari xoog ku heysto.
Isagoo ka hadlayay shir socdaalka ku saabsanaa oo ka dhacayay Nairobi, ayuu Ruto sidoo kale ka sheegay in Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay qorsheynayaan sidii askarta labada dhinac ee Sudan isku haya loola xisaabtami lahaa, haddii ay ku guul dareystaan inay xabadda joojiyaan.
Qaar ka mid ah dadka wax falanqeeya ayaa qaba in IGAD ay gacan ka geysan karto in jeneralada dirirtu ka dhaxeyso ay miiska wadahadalka yimaadaan.
Victoria Amunga ayaa warbixintan ka soo dirtay Niarobi waxaa inoo soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
05-04 RUTO ON SUDAN.mp3