Dadka deegaanka iyo kuwa ka badbaaday xasuuqii ka dhacay tuulo ku taal Burkina Faso ayaa Sabtidii sheegay in 136 qof oo ay ku jiraan haween iyo caruur in la dilay, iyagoo ku eedeeyay ciidamada amaanka ee dalkaasi inay ka dambeeyeen weerarkii 20-kii bishan April.
Warbixin ay qortay Reuters waxaa inoo haya Ibrahim Hassan
Your browser doesn’t support HTML5
Xasuuq ka dhacay Burina Faso