Martida Makrafoonka: Danjire Cabdiraxmaan Diinaari

  • Jacfar Kukay

Dad ka qaxaya colaadda Sudan

WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Soomaalida laga soo daadgureynayo iyo kuwa sida iskood ah uga soo cararaya colaadda Suudaan. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Danjire Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Dinaare, oo ah Sii-hayaha Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa waxaa soo saaray soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka