Dadkii laga soo daadgureeyey Sudan oo ka dhoofay garoonka Djibouti oo noqday mid aad u mashquul badan

Jamhuuriyadda Djibouti, waxaa laga qaaday dad dhowaan laga soo daadgureeyay dalka Sudan oo halkaasi maalmo kooban ku sugnaa. Garoonka diyaaradaha ee Djibouti waxaa fadhiisanaya kana kacaya diyaarado badan oo howlgallo daadgureyn ah wada.

Haddaba, wariyaha VOA Ramadan Mousse oo garoonka diyaaradaha tagay lana kulmay qaar ka mid ah dadka reer galbeedka ah ee Sudan laga soo qaaday, ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Garoonka Djibouti oo ay ka baxayaan dadkii laga soo daadgureeyey Suudaan