Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda waddanka Sudan

Diyaaradaha dagaalka ee dalka Sudan ayaa Khamiistii burburiyay goobaha ay ciidamada sida milatariga u toababran kaga sugan yihiin magaalada Khartuum, xili dagaal xun uu ku sii baahayo Darfur, iyadoo arrimahan ay imanayaan xilli ciidamada Milatariga iyo xoogaga ay iska soo horjeedaan ay isla garteen in xabbad-joojinta waqtigeeda la kordhiyo.

Warbixin ay arintan ka qortay wakaalada Wararka ee AFP waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee Sudan. m4a