Dagaallada dalka Sudan ayaa socoda ku dhowaad laba usbuuc iyadoo boqollaal qof ay ku dhinteen. Haddaba sidee ayey ku dhammaan kartaa colaadda Sudan? Mase laga yaabaa inay kooxaha xagjirka ah ay ka faa’iidaystaan colaada waddankaas?
Su’aalahaas ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo muddo toban sano horey uga soo shaqeeyey dalka Sudan gaar ahaan dhismaha nabadda iyo hay’adaha dawliga ah.
Your browser doesn’t support HTML5
Falanqeyn xaaladda Sudan.m4a