Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Sudan

FILE PHOTO: Smoke is seen rise from buildings in Khartoum North

Dagaallada dalka Sudan ayaa socoda ku dhowaad laba usbuuc, iyadoo boqollaal qof ay ku dhinteen.

Dhinaca kale waxaa jira dadaalo la doonayo in lagu sii dheereeyop xabbad joojin gaaban oo ay dhinacyadu horey u muujiyeen inay oggol yihiin.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee SUdan.m4a