Martida Makrafoonka: Soomaalida ku go'doonsan magaalada Qadaarif ee Sudan

Dadka ka qaxaya dagaalka Khartoum

Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Soomaalida ku go'doonsan magaalada Qadaarif ee ku dhow Suudaan iyo Itoobiya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Sayid Warsame Cabdiweli Axmed oo ah aqqoon-yahan wax ku bartay dalka Suudaan, ahna ganacsade muddo ku noolaa Suudaan. Hadda waxa uu joogaa magaalada Qadaarif. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka