Falanqeyn: Miyay dhimatay rajadii Arsenal ee hanashada horyaalka PL?
FBL-ENG-PR-ARSENAL-SOUTHAMPTON
Minneapolis —
Kooxda Arsenal ayaa xalay barbardhac 3-3 gurigeedaa kula gashay kooxda ugu hooseysa horyaalka Premier League ee Southhampton, waxaana natiijadaasi ay noqoneysaa dhar-jab kale oo soo gaaray rajadooda hanashada horyaalka.