Minneapolis oo Fasaxday in kor loo Adimo

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Minneapolis ayaa noqotay magaalladii ugu weynayd ee dalka Maraykanka ee oggolaatay in codka aadaanka salaadaha bannaanka laga maqlo. Meel-marinta sharcigan waxaa doorweyn ka ciyaaray Soomaalida gobolkaasi. Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan diyaariyay.