Shiinaha oo sheegay inaysan hub ka iibin doonin Ruushka iyo Ukraine

FILE - Chinese President Xi Jinping and Russian President Vladimir Putin talk to each other during their meeting in Beijing, China, on Feb. 4, 2022.

FILE - Chinese President Xi Jinping and Russian President Vladimir Putin talk to each other during their meeting in Beijing, China, on Feb. 4, 2022.

Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay inaysn hub ka iibin doonin labada dhinac ee dagaalka Ukraine, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas Jimcihii, isaga oo ka jawaabayay walaaca reer galbeedka ee ah in Beijing ay gacan militari siineyso Ruushka.

Warbixin wakaalada wararka ee AP ka qortay arrintan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Shiinaha oo sheegay inaysan hub ka iibin doonin Ruushka iyo Ukraine.m4a