Warbixin: Afurka Dadyowga kala duwan

Your browser doesn’t support HTML5

Muslimiinta magaalada Minneapolis ayaa waxaa kulan afur ah oo lagu qabtay masaajidka Abubakar a Saddiiq kala qeybgalay dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee ku nool ee gobolkaasi. Warbixintan waxaa Minneapolis ka soo diray Weriyaheena Maxamuud Mascadde.