Ciidamada Ruushka ee ku sugan Crimea oo isku dayaya in ay weerar ka geystaan Ukraine

This satellite image provided by Maxar Technologies shows fortifications and dragons in Medvedivka, Crimea, Feb. 11, 2023.

Hoggaamiyaha ay Moscow u magacawday gobolka ay goosatay ee Crimea ayaa sheegay Salaadadii shalay in gobolku uu isha ku hayo weerar rogaal celis ah oo laga yaabo in Ukraine kusoo qaaddo si ay dib ugu qabsato.

Warbixin ay qortay wakaalada wararka Associated Press waxaa inoo haya Ibrahim Hassan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo weerar ka soo abaabulaya Crimea