Jigjiga —
Golaha amniga deegaanka Soomaalida ayaa magaalada jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ku yeeshay shir looga hadlayay qorshaha dib uhabaynta ciidanka gaarka ah ee dawlad deegaanka soomaalida iyo nidaamka cusub ee ay u shaqayn doonaan.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ggaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
JIgjiga: Shirka Golaha Ammaanka DDS (EDT).mp3