Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Sheffield

Ciidamada booliiska ee magaalada Sheffield oo ku taala woqooyiga Ingiriiska ayaa bilaabay baadhitaan, kaddib markii wiil Soomaali ah oo labaataneeyo jir ah subaxnimadii hore ee shalay toogasho lagu diley xaafadda Gleadless oo ku taala magaaladaasi.

Faahfaahinta arrintan waxaa innoo haya weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Sheffield