Zelenskyy oo ka digay in Ruushku qabsado magaalada Bakhmut

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ka warramay muhiimada uu dagaalka u leeyahay bariga magaalada Bakhmut.

Waxa uu u sheegay wakaalada wararka ee Associated Press Talaadadii in guuldarada Ukraine ay halkaasi kala kulanto ay cadaadis ku saari doonto beesha caalamka iyo Ukraine inay heshiis la galaan Ruushka.

Warbixin ay VOA ka diyaarisay arrintan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Zelenskyy oo ka digay in Ruushku qabsado magaalada Bakhmut