Qaxootiga cusub ee soo gaadhay Dhadhaab oo ka cabanaya duruufaha nololeed

Wicitaanka: Guddoomiyaha Xerada Dhagaxley, Dhadhaab

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab waxaa soo gaadhaya qaxooti cusub oo ka soo cararaya abaaraha ka jira Soomaaliya. Qaxootigan cusub ayaa la daalaa dhacaya duruufo nololeed oo adag xilli lagu jiro bisha Ramadaan, iyo weliba sicir barar ku yimi maciishadda iyo helista kaararka aqoonsiga.

Haddaba weriyaha VOA Cabdisalaan Salas ayaa warbixintan ku eegaya xaaladda qaxootiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxooti cusub oo soo gaadhay Dhadhaab