Bisha Ramadan iyo Sicir bararka Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Qoysaska ku nool Nairobi ayaa sheegay in sicir bararka ka jira suuqyada uu saameyn ku yeeshay noloshooda xilligan lagu jiro bisha Ramadan. Weriye Maryan Maxmauud Barre Qalanjo ayaa warbixintan ka soo dirtay Nairobi.