Mareykanka iyo Canada oo heshiis ka gaaray qul-qulka muhaajiriinta

President Joe Biden speaks during a news conference with Canadian Prime Minister Justin Trudeau, March 24, 2023, in Ottawa, Ontario.

Canada iyo Mareykanka ayaa lagu soo warramayaa inay heshiis ka gaareen waxa laga yeelayo soo galootiga sida sharci darrada ku galaya dalalkooda.

Heshiiska ay gaareen ayaa lagu magacaabaa heshiiska dalka saddexaad ee nabdoon, kaasoo soogalootiga faraya inay iska dhiibaan dalka ugu horreeya ee nabdoon ee ay tagaan, halka ay dal kale uga sii gudbi lahaayeen.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka iyo Canada oo heshiis ka gaaray qul-qulka muhaajiriinta.mp3