Faaqidaadda Toddobaadka: Dibadbaxyada ka socda Kenya

Dibadbaxa Nairobi

Barnaamij Faaqidaadda Toddobaadka waxa u uku saabsan yahay banaanbaxayadii dhawaan ka dhacay magaalada Nairobi, ee ay sameeyeen shacab ay soo abaabuleen mucaaradka iyadoo kuwo kalena la filayo.

Barnaamijka waxaa magaalada Nairobi kusoo diray wariyaha VOA Khadar Mohamud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Dibadbaxyada ka socda Kenya