Blinken oo sheegay in heshiiska Itoobiya uu horumar ka muuqdo

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken aya sheegay in hirgelinta heshiiskii nabadeed ee Ethiopia ee bishii November ay dhinacyadu gaareen uu sameynayo horumar muuqda.

Diplomaasigan ugu sarreeya siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sidoo kale ku dhawaaqay taageero dheeri ah oo gaareysa 331 miylan oo dollar oo Mareykanka uu siinayo dadka ay abaartu saameysay ee Ethiopia.

Maya Misikir ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Addis Ababa. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo sheegay in heshiiska Itoobiya uu horumar ka muuqdo