Dagaal xooggan oo magaalada Bakhmut ku dhex maray Ukraine iyo Ruushka

FILE PHOTO: Ukrainian service members fire a howitzer M119 at a front line near Bakhmut

FILE PHOTO: Ukrainian service members fire a howitzer M119 at a front line near Bakhmut

Dagaal xoogan ayaa shalay ku dhexmaray magaalada Bakhmut ee Bariga Ukraine ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine, labada dhinac ayaa sheeganaya mid walba inuu guulo gaaray, iyada oo dagaalku uu sii cuslaanayay maalmihii lasoo dhaafay.

Haddaba Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Maxamud Carab oo ah saxafi madaxbanaan oo ku sugan Jarmalka si dhowna ula socda duulaanka Ruushka ee Ukraine, ugu horreyna waxaa uu ka hadlayaa iska hor imaadyadii shalay ka dhacay Bakhmut.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal xooggan oo ka dhacay Bakhmut