Shirkadda shidaalka ee Aramco ee Sacuudi Carabiya ayaa Axadda maanta ah sheegtay in faa'iidadeeda ay kor u kacday oo gaartay $161 bilyan sanadkii hore oo qiimaha shidaalka ceyriin uu aad sare ugu kacay. Tani ayaa noqoneysa macaash taariikhi ah oo ay sameysay shirkadda tamarta ee muhiimka u ah dhaqaalaha Boqortooyada. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirkadda shidaalka Aramco ee Saudi Arabia oo faaiido badan sameysay 2022-kii