Jigjiga: Sidee wax looga qaban karaa sicir-bararka daran ee ka jira DDS?
Jaamacadda Jigjiga
Jigjiga —
Magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlada Deegaanka Soomaalida waxaa ka qabsoomay shir lagu soo bandhigayay daraasad laga sameeyay sicir-bararka iyo sidii xal loogu heli lahaa.