UNHCR oo ku baaqeysa in la caawiyo dadkii ka barakacay Laascaanood

Laascaanood

Laascaanood

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa ku baaqeysa in taageero deg deg ah lala gaaro tobanaan kun oo qaxooti ah oo ka cararay dagaalka Laascaanood, kuwaas oo gaaray dalka Ethiopia.

Maya Misikir ayaa warbixintan kasoo dirtay Addis Ababa. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

UNHCR oo ku baaqeysa in la caawiyo dadkii ka barakacay Laascaanood