Talyaaniga oo saddex qof u xiray doon ay ku dhinteen 65 muhaajiriin ah

Booliska Talyaaniga ayaa xiray saddex nin oo loo haysto inay mas’uul ka ahaayeen dooni Axaddii ku burburtay badda Koonfurta Talyaaniga.

Doontan waxaa ku dhintay 65 qof oo u badan Muhaajiriin kasoo jeeda Pakistan, Iran, Soomaaliya iyo Syria.

Haddaba wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa soo koobaya warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters.

Your browser doesn’t support HTML5

Talyaaniga oo saddex qof u xiray doon ay ku dhinteen 65 muhaajiriin ah