Xisbiga haya talada oo ku guuleystay aqlibiyadda doorashadii Baarlamaanka Jabuuti 

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Dalka Djibouti, waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada Baarlamanka 9-aad kasoo baxday codbixintii maalintii shalay, iyada oo Isbahaysiga UMP ee haya talada uu ku guuleystey 58 kursi, 65-ta kursi ee uu ka kooban yahay Baarlamanka Djibouti, halka 7 kursi uu ku guuleystay xusbiga mucaaridka ee UDJ.

Wariyaha VOA ee Djibouti Ramadan Muse ayaa warkan kasoo diray magaalada Djibouti.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Baarlamaanka Djibouti