Martida Makrafoonka: Maxamed Caabi Xassan

Agaasime Maxamed Caabi

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Maxamed Caabi Xassan oo hadda shir caalami ah uga qeybgalaya magaalada Washington. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka