Isbeddel ku yimid soo dhoweyntii qaxootiga Ukraine ee dalalka Galbeedka

Toddobaadyadii ugu horeeyay ee duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine, ayaa qaxootiga u cararayey wadamada deriska la ah waxaa loo yaboohay in si xor ah ay ugu dhex safri karaan Europe.

Hadda oo colaada ay sanad jirsatay waxa kaliya ee yaboohaa ka taagan ayaa ah gaadiid lacag la’aan ah ama train ka taga Poland oo Jarmalka aada, kaasi oo ay qarashkiisa bixiso dowladda Jarmalka, dad mutadawiciin ahna ay ka shaqeeyaan.

Henry Ridgwell ayaa warbixintan kasoo diray xuduudda Poland iyo Ukraine. Maxamed Cabdi Xassan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Isbeddel ku yimid soo dhoweyntii qaxootiga Ukraine ee dalalka Galbeedka