Go'aanka Uganda ay ku xirayso xafiiska xuquuqda aadanaha ee QM oo la cambaareeyey

UGANDA-POLITICS/

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha iyo mucaaradka dalka Uganda ayaa si adag u diidey go'aanka dowladda Uganda ay ku xireyso xafiiska xuquuqda aadanaha ee QM ee dalkaas.

Wariyaha VOAda Halima Athumani ayaa warbixintan ka soo dirty Uganda. Falastin Ahmed Iman ayaa noo soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xuquuqda aadanaha ee Uganda