Safaaradda Soomaaliya ee London oo 30 sano kadib dib loo furay

Safaarad

Safaaradda Soomaaliya ee magaalada London ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan 30 kadib shalay dib loo furay.

Haddaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Safiirka Soomaaliya ee Britain, Danjire Cabdulqaadir Axmed Khayr waxaana uu ugu horreyn uu danjirihu ka hadlayaa daahfurka safaaradda.

Your browser doesn’t support HTML5

Safaaradda Soomaaliya ee London oo 30 sano kadib dib loo furay