Maraykanka oo Taliban ku tilmaamay inay ka baxday ballamo ay hore u qaaday

FILE - A group of Afghan women prosecutors stand on a rooftop overlooking Islamabad, as they wait for their asylum requests to be addressed after fleeing Afghanistan fearing persecution by the Taliban government, in Islamabad, Pakistan, Sept. 22, 2022.

Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay sida ay uga xun-tahay una cambaaraynayso in xukuumadda Talibanta ee talisa dalka Afghanistan sida ay uga baxday ballanqaadyadii ay hore u gashay ee ahaa inay dalkaas ku maamulayaan si masuuliyad leh, ayna ixtiraamayaan xuquuqda dhamaan shacabka Afghanistan oo ay ku jiraan haweenka.

Warbixin ay qortey VOA waxaa noo soo koobaysa Sahra Abdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Maraykanka oo markale ka hadlay go'aanada Taliban